Xog wey:Dirisle abdi iyo samiixa khaliil oo sheegay sir culus

Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegayo in labadan youtuber uu midba midka jacelyahay. Dhanka kale youtuberadan ayaa iskumariyo muqaalo midba midka kale uu uga hadlayo bartooda youtubekaTageerayaasha dirisle abdi iyo samiixa khaliil ayaa aad ugu haminayo in labadan youtuber ay nolasha wadaagan balse waxey dhaman dadka youtuber iyo dadka daawado youtubeka ee somalida ah wada ogyihiin in labadan youtuber aad iskujeclyihiin

Xog sir ah oo lagu kalsoonan karo ayaa lasheegayaa in dirisle abdi iyo samiix khaliil ay dhawaan mustaqbalkooda uguda galayaan oo wada noolashahooda katalinayaan waloow aan la ogryn marka uu guurkooda dhici rabo iyo halka uu ka dhici rabo. Waxii struggle oo kasoo kordho halkan ayaad kahaleysaan.

FACEBOOK

Leave a Comment