SIR WEYN: Ninkii oo cabsan oo cod kale sir ah laga duubay safiyo tusmo waan qabaa yaab ?

Edeysane Abwaan cabdi ciise oo looheystay zoowjka safiyo tusmo ayaa dhawaantii bishii lasoo dhaafay dafiray inuu qabo fanaanada safiyo tusmo.

Hadlkan ayaa somalida kayaabiyay waloow fanaanada markii hore eey xalad xun kujirtay.

Dhanka kle qaar kamid ah qaraabadeeda oo goob joog ka ahaa maherkeeda ayaa beeniyaya hadalka kasoo yeeray cabdi ciise.
Hadalkan ayaa sababay bulshada somaliyeed inuu shaki kuabuuro oo looga shakiyo inuu yahay dhagar qabihii fanaanada rikaateenayay

Goordhaweyd abwankan ayaa cod sir ah oo laga helay mobilekiisa sheegay inuu qabo fanaanada haatana dad eey doonayaan in lakala geeyo. Dadka qaar ayaa hadalkan ufasirtay in abwanka uu yahay dhagarqabaha dhibka kuhayay fanaanada lkinse wali wax cadeymo ah aan lagu heynin.

Abwaan cabdi ciise ayaa waxbo kama jiraan kutilmaamay eeda lavatory soo jeediyay waxuu sidoo kle hoos ka xariiqay inuu safiyo tusmo darteed uga imaaday Cairo (qaairro) ayadna eey uga timid dalka america in badana eey wadaqateen nolal aad umacaan sidoo kle waxuu sheegay in qoyska eey kadhalatay safiyo tusmo eey dhib kuhayaan.

Dhageyso cod sir ah.

Leave a Comment